Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Maamulka Galmudug Oo Amar Culus Dul-dhigay Siyaasiyiinta ku Shirsan Degmada Cadaado.(Akhriso)

Share

sawir
Wed 10 October 2018.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Cadaado Cabdikariin Maxamed Cilmi ayaa amar culus ku soo rogay siyaasiyiinta ku sugan degmadaas.

Qoraal ka soo baxday Xafiiskiisa ayuu ku amray in wax shirar iyo isu’imaad ah aan lagu qaba karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan fasax laga heysan Maamulka.

Magaalada Cadaado ayaa waxay xarun u tahay garab ka  mid ah madaxda iskhilaafsan ee Galmudug oo ay hogaamiyaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug.



3 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




AwdalMedia Latest News Headlines